seri
(m.l)Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh seri ↴
gerseriir [m.l]
ld gasariir.
geseriir [m.l]
ld gasariir.
geseriir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld gasariir.
geseriirid [m.dh]
ld gasariiri.
saliid [m.dh]
1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto. 2. Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.
seriir [m.dh]
ld saliid.
xasaw [m.dh] (-wo, m.l)
Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.
se [Xiriiriye | Conjunction]
Erey kala xiriir fura laba tixood, wuxuuna gadaal uga nudmi karaa xiriiriyaal kale sida “amase”, “laakiinse”, iwm. Tus. “Adigu bax aniguse waan joogayaa”.