shaabbad
(m.dh) (-do, m.l)

Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaabbad

shaabbadayn [m.f.dh]
eeg shaabbadee. ld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn.

shaabbadays [m.l]
ld shaabbadayn.

shaabbadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.

shaabbadaysasho [m.f.dh]
eeg shaabbadayso. ld shabbadaysasho, shabbaysasho.

shaabbadaysnaan [m.f.dh]
eeg shaabbaday-san. ld shaabbadaysnaansho, shabba-daysnaan.

shaabbadaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld shaabba-daysnaan.

shaabbadayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.

shaabbadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.

shabbad [m.dh]
ld shaabbad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg