shaabbadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaabbadee ↴
shaabbadayn [m.f.dh]
eeg shaabbadee. ld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn.
shaabbadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.
shabbadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld shaabbadee.
shabbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -beysay)
ld shaabbadee.
shaabbad [m.dh] (-do, m.l)
Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg