shaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)War iwm faafin.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaaci ↴
maadley [m.dh] (-yo, m.l)
Haweenay shaaciro badan.
maadlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Nin shaaciro badan.
shaacid [m.f.dh]
eeg shaac².
shaacin [m.f.dh]
eeg shaaci. ld shaacis.
shaacir [m.l] (-rro, m.dh)
Qof maansoole ah; laashin.
shaacirayn [m.f.dh]
eeg shaaciree. ld shaa-cirays, shactirayn.
shaacirays [m.l]
ld shaacirayn.
shaaciree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
Shaaciro samayn. ld shactiree.
shaaciro [m.dh]
Hadal iyo dhaqdhaqaaq loola jeedo in cid looga qosliyo. ld shactiro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg