shaacir
(m.l) (-rro, m.dh)

Qof maansoole ah; laashin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaacir

maadley [m.dh] (-yo, m.l)
Haweenay shaaciro badan.

maadlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Nin shaaciro badan.

shaacirayn [m.f.dh]
eeg shaaciree. ld shaa-cirays, shactirayn.

shaacirays [m.l]
ld shaacirayn.

shaaciree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
Shaaciro samayn. ld shactiree.

shaaciro [m.dh]
Hadal iyo dhaqdhaqaaq loola jeedo in cid looga qosliyo. ld shactiro.

shaaciroole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dadka ka qosliya. ld shactiroole.

shactirayn [m.dh]
ld shaacirayn.

shactiree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
ld shaaciree.

shaac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Sh. ah: wax la wada maqlo ama la wada arko oo caan noqda.

shaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
War iwm faafid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg