shaaciro
(m.dh)Hadal iyo dhaqdhaqaaq loola jeedo in cid looga qosliyo. ld shactiro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaaciro ↴
maadley [m.dh] (-yo, m.l)
Haweenay shaaciro badan.
maadlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Nin shaaciro badan.
shaaciroole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dadka ka qosliya. ld shactiroole.
shactiro [m.dh]
ld shaaciro.
shactiroole [m.l]
ld shaaciroole.
shaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
War iwm faafin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg