shaandhee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-dheeyay, -dhaysay)

1. Warqado turub baandhayn. 2. Dad jagooyin haya isku beddelid. 3. Wax dulduleel badan u yeelid. 4. Wax kala miirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaandhee

shaandhayn [m.f.dh]
eeg shaandhee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg