shaashee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-sheeyay, -sheysay)

Ilmo markaa dhashay shaasho gayeeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaashee

carshaashee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.

shaasheyn [m.f.dh]
eeg shaashee.

shaash [m.l] (-shash, m.l)
1. Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm. 2. Masar sida badan xariir ah, midabbo badan leh oo dumarku madaxa ku xirtaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg