shabbays
(m.l)

ld shaabbadayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shabbays

shaabbadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.

shaabbadaysasho [m.f.dh]
eeg shaabbadayso. ld shabbadaysasho, shabbaysasho.

shaabbadayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.

shabbaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld shaabbaysan.

shabbaysasho [m.dh]
ld shaabbadaysasho.

shabbaysnaan [m.dh]
ld shaabbadaysnaan.

shabbaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld shaabbadays-naan.

shabbayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld shaab-badayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg