shacays
(m.l) (-syo, m.dh)

1. Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jirey. 2. Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. ld shucays.

shacays
(m.l)

ld shacayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shacays

shacayn [m.f.dh]
eeg shacee. ld shacays.

shucays [m.l]
ld shacays¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg