shadni
(m.l)ld shidni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shadni ↴
shidni [m.l]
Dhir udgoon iyo basbaas la isku shiiday, oo dhadhan wanaagsan oo cuntada lagu cuno leh. ld shadni.
shad [m.l] (-dad, m.l)
Astaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far-carbeedda).
shad [m.l]
(fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg