shafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)Dhaawac daaweyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shafee ↴
shafeec [m.l]
ld shafeeco.
shafeec [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Qof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.
shafeecid [m.f.dh]
eeg shafeec².
shafeeco [m.dh]
1. Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo. 2. Gargaar iyo naxariis. ld shafeec¹.
shafeecsad [m.l]
ld shaafeecsasho.
shafeecsasho [m.f.dh]
eeg shafeecso. ld shafeecsad, shafeecsi.
shafeecsi [m.l]
ld shafeecsasho.
shafeecso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax faa'iidadooda iyo waxtarkooda isticmaalid.
shafshafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
1. Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid. 2. Qof la dhaawacay qaantiisi qayb ka mid ah siin.
shaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg. 2. Xabad; gaaddo.
shaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Geedo iwm jarid.