shafshafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)

1. Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid. 2. Qof la dhaawacay qaantiisi qayb ka mid ah siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shafshafee

shafshafayn [m.f.dh]
eeg shafshafee. ld shaf-shafo (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg