shahiid
(m.l)

1. Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya. 2. (-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.

shahiid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shahiid ↴

shahiidid [m.f.dh]
eeg shahiid².

shahiidnimo [m.dh]
Shahiid ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg