shahiidid
(m.f.dh)

eeg shahiid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shahiidid ↴

shahiid [m.l]
1. Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya. 2. (-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.

shahiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg