shahwo
(m.dh)Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; mani, mino. ld shahwad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shahwo ↴
biyobax [m.l] (-xyo, m.dh)
(c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.
dhuun shahwo goyn [m.dh]
eeg dhufaanid.
jinaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².
jinaabo [m.dh]
Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.
mino [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
seego [m.dh]
Galmo la'aan qof shahwo isaga keeno.
shahwad [m.dh]
ld shahwo.
xawo [m.dh]
Biyaha laboodka; mino; shahwo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg