shalabow
(m.l)Dhacaan cad oo biyo-biyo ah, laga liso geedka baarka, la cabbo oo marka layska badiyo lagu wareero ama lagu sakhraamo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shalabow ↴
dhiinto [m.dh]
1. Waxyaalaha miraha laga dhiimiyo. 2. Dhiin laga miiro caw baarta oo la cabbo; shalabow.
garbaggoroyo [m.dh]
Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld garabgoroy.
geedamaal [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld geedmaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg