shalamad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Calaamad madow oo candhada idaha ku taal. 2. Gar-basaar yar oo gabdhuhu luqunta ku xirtaan. 3. Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dulsaaro. 4. Qalab yar oo qof socod ku jiro qaato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shalamad

shalamad-dhigasho [m.dh]
Cid meel deggan oo inta qof u yimaada iskala jooga. ld shalamad-dhigid.

shalamad-dhigid [m.dh]
ld shalamad-dhiga-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg