shalmaan
(m.l) (-nno, m.dh)Qoryo heeraabka afka ku wada haya oo doonyaha feero u ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shalmaan ↴
heeraab [m.l] (-bo, m.l)
Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg