shamuum
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay)

Ku sh.: nafley badan meel isugu ururid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shamuum

shamuumid [m.f.dh]
eeg shammum.

shamuumsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley meel ku xoonsan ahaansho.

shamuumsanaan [m.f.dh]
eeg shamuumsan. ld shamuumsanaansho.

shamuumsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld shamuum-sanaan.

xoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg