shanlee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Timo iwm shanlo ku feerid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shanlee ↴
qurdho [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Iniinaha yaryar ee cudbiga. 2. Timo aad u jilicsan marka la shanleeyo seexda.
saqaf [m.dh] (-fo, m.l)
Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.
shanlayn [m.f.dh]
eeg shanlee.
tinmood [m.l]
1. Cudur timaha ku dhaca. 2. (u) Marka timaha la shanleeyo tintinta soo go'da.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg