shaqaysi
(m.l)ld shaqaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaqaysi ↴
fitamiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-no, m.dh)
Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
shaqaysasho [m.f.dh]
eeg shaqayso. ld shaqaysad, shaqaysi.
shaqaysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid. 2. Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.
shaqaysiin [m.f.dh]
eeg shaqaysii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg