shaqaysii
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iiyay, -iisay)1. Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid. 2. Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaqaysii ↴
fitamiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-no, m.dh)
Qayb ka mid ah nafaqooyinka cuntada laga helo oo jirka ka shaqaysiisa. ld faytamiin.
shaqaysiin [m.f.dh]
eeg shaqaysii.
shaqays [m.l]
ld shaqayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg