shaqiiq
(m.l)Cudur madaxa qabta oo wixii qabaa ilkaha isku lisaan oo jirriqsadaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaqiiq ↴
shaqiiqato [m.dh]
1. Xanuun madaxa dhinac ka qabta; goonjab. 2. Iin ku dhacda geela oo isu dhowaysa addimadiisa dambe oo kilkiluhu is xoqaan oo nabar yeeshaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg