sharaab
(m.l)

Hoore la cabbo; cabbitaan.

sharaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Hoore cabbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharaab ↴

qasac [m.l] (-cyo, m.dh)
Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.

qasacadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cunto, sharaab iwm qasac lagu shubay ku alxamid.

sharaabid [m.f.dh]
eeg sharaab².

tiingaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Cunto ama sharaab aad uga dhergid.

tuur [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg