sharad
(m.l)1. Nidar. 2. Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah. 3. (-dyo/shuruud, m.dh) Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan. ld shardi, shirad.
sharad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-rday, -radday; -rdi)Nidar gelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharad ↴
sharatan [m.l]
1. Sharad la isu dhigto. 2. ld sharatamid. ld shiratan¹.
shardi [m.l]
ld sharad¹.
shardid [m.f.dh]
eeg sharad².
shirad [m.l] (-dyo, m.dh)
ld sharad¹.
shuruud [m.dh]
1. Ballan hore loo dhigtay. 2. Qodob muhiim ah in la fuliyo. 3. (w) eeg sharad 1 (2).
shar [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-ro, m.l)
Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg