sharaq
(m.l)(muus.) Biro laysku garaaco oo muusiko ahaan loo adeegsado ciyaaraha qarkood; yaambooyin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharaq ↴
shar [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-ro, m.l)
Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg