shareeran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

1. Wax la qariyey noqosho. 2. Wax la awday noqosho.

shareeran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Wax la qariyey ahaansho. 2. Wax la awday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shareeran

indhashareeran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax indhashareer qaba ahaansho.

shareermid [m.f.dh]
eeg shareeran¹.

shareernaan [m.f.dh]
eeg shareeran². ld shareernaansho.

shareer [m.l] (-rro, m.dh)
1. Wax, wax kale lagu qariyo. 2. Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin. 3. Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.

shareer [m.dh] (-ro, m.l)
Buur dhaladeeda.

shareer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax qarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg