sharfid
(m.f.dh)

eeg sharaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharfid

cisee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
Cid sharfid.

mudane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan. 2. Qof sharfid mudan.

murwee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
Cid sharfid ama maamuusid. ld marwee.

muunadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee.

qiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.

xarragaysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid aad u sharfid.

xurmee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid xurmo u yeelid; cid sharfid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg