shariif
(m.l) (-fyo, m.dh)1. Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul. 2. Qof suubban oo asluub wanaagsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shariif ↴
sayid [m.l]
Waayeel; madax; shariif.
shariifnimo [m.dh]
Shariif ahansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg