shariir
(m.dh)

Baruur subaggii laga shiilay. ld sharriir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shariir

haruur [m.dh]
Bari idaad oo subaggii la shiilay; shariir; shaxaroor.

sharriir [m.dh]
ld shariir.

shaxaroor [m.dh]
Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg