sharmuuto
(m.dh) (-ooyin/sharaamiid, m.l)

Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo; qaxbo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharmuuto

qabxad [m.dh] (-do, m.l)
Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.

sharaamiid [m.l]
eeg sharmuuto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg