sharrax
(m.l)

1. Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo. 2. (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.

sharrax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

1. Qalab meel ku qurxin. 2. Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharrax

big [m.dh]
1. Sharrax, bilid, naqash, qurxin. 2. (sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig. 3. B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.

jalaal [m.l]
1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan ah sharrax leh.

lammaan [m.l]
(baay.) Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.

shaqlan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax sharrax lagu qurxiyey ahaansho. 2. Wax shaqal loo yeelay ahaansho.

sharraxaad [m.dh]
Qurxinta meel lagu qurxiyo nalal, dhar, qalab iwm. ld sharra-xid.

sharraxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
1. Meel wax qalab lagu qurxiyey ahaansho. 2. Cid doorasho u magacaaban ahaansho.

sharraxid [m.f.dh]
eeg sharaax². ld sharra-xaad, sharrixid.

sharraxnaan [m.f.dh]
eeg sharraxan. ld shar-raxnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg