sharxid
(m.f.dh)eeg sharrax². ld sharaxid, sharixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sharxid ↴
qeex [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax si wanaagsan u sharxid.
sharaxid [m.dh]
ld sharxid.
sharixid [m.dh]
ld sharxid.
sifee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
1. Wax nadiifin. 2. Wax kala miirid. 3. Wax sharxid. ld safee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg