shataar
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-rro, m.dh)Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹.
shataar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shataar ↴
shataarad [m.dh]
1. Naag arrimaheeda ganacsi fulin og oo xirrib (xeelad) iyo baraarugsanaan daran ku meel-marsata. 2. Xirribta iyo baraarugsanaanta arrimaha ganacsi iwm lagumeel-mariyo. ld shitaa-rad.
shataarid [m.f.dh]
eeg shataar². ld shitaarid.
shitaar [m.l]
ld shataar¹.
shitaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld shataar².
shitaarad [m.dh]
ld shataarad.
shitaarid [m.dh]
ld shataarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg