shataarad
(m.dh)1. Naag arrimaheeda ganacsi fulin og oo xirrib (xeelad) iyo baraarugsanaan daran ku meel-marsata. 2. Xirribta iyo baraarugsanaanta arrimaha ganacsi iwm lagumeel-mariyo. ld shitaa-rad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shataarad ↴
shataar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar².
shitaarad [m.dh]
ld shataarad.
shataar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
Sh. ah: qof arrimihiisa ganacsi fulin og oo xeelad iyo baraarugsanaan daran wax ku meel marsada. ld shitaar¹.
shataar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg