shawlax
(m.l)Ciid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld shawlaxo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shawlax ↴
shawlaxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld shawlax.
shawl [m.l]
1. Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah. 2. Ceel meel dhagax ah ku yaal oo af dhuuban. 3. ld shawlid. ld kawl¹.
shawl [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-wlay, -wshay)
Qof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg