shawr
(m.dh)Geed biyaha dhanaan ka dhex baxa oo leh caleemo aad u balballaaran aadna u cagaaran iyo laamo dhaadheer oo wax lagu dhisto. ld shawro.
shawr
(m.l)Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr¹.
shawr
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Kulan qarsoodi ah arrimo gaar ah uga wada hadlid. ld showr².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shawr ↴
faq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday; fiqi)
Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.
shawri [m.l]
Geed dheer oo toos u baxa oo caleemo yaryar oo dhuudhuuban iyo loo- xaan adag leh.
shawri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid si qarsoodi ah wax ugu sheegid.
shawrid [m.f.dh]
eeg shawr². ld showrid.
shawrin [m.f.dh]
eeg shawri. ld shawris.
shawris [m.l]
ld shawrin.
shawro [m.l]
ld shawr.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg