shawri
(m.l)Geed dheer oo toos u baxa oo caleemo yaryar oo dhuudhuuban iyo loo- xaan adag leh.
shawri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid si qarsoodi ah wax ugu sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shawri ↴
faq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday; fiqi)
Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.
shawrid [m.f.dh]
eeg shawr². ld showrid.
shawrin [m.f.dh]
eeg shawri. ld shawris.
shawris [m.l]
ld shawrin.
showrid [m.f.dh]
eeg shawrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg