shawris
(m.l)ld shawrin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shawris ↴
shawrin [m.f.dh]
eeg shawri. ld shawris.
shawr [m.dh]
Geed biyaha dhanaan ka dhex baxa oo leh caleemo aad u balballaaran aadna u cagaaran iyo laamo dhaadheer oo wax lagu dhisto. ld shawro.
shawr [m.l]
Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr¹.
shawr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Kulan qarsoodi ah arrimo gaar ah uga wada hadlid. ld showr².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg