shaxam
(m.l)Sh. ah: qof aad u buuran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaxam ↴
shax [m.dh]
1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.
shax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Shax cayaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg