shaxgaab
(m.l)

Qof aan shaxda si fiican u aqoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shaxgaab

shaxgaabnimo [m.dh]
Qof aan si fiican u garanayn shaxda ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg