sheeg
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Xog tabin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sheeg ↴
da'aa [m.l (c.cimi.)]
Sida cilmiga cimiladu uu sheegayo, waa biyaha qaabkoodu dareere ama adagyahay, oo dhulka uga yimaada xagga gibilka.
maadee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
ogeysii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid xog u sheegid.
ogeysiis [m.l]
1. War la rabo in cid loo sheego.
2. ld ogeysiin. ogeysiin
taabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid. 2. Arrin iwm in yar ka sheegid.
baadifad [m.l]
Hanti la siiyo qof baadi sheega ama keena. ld baadifur. baadifur
baadiqaris [m.dh]
Dad baadida soo gasha haysta oo aan sheegin.
baahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U b.: war dad badan u sheegid.
eedsheegasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedsheego. eedsheego
eedsheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Godob laga galay sheegasho.