sheegasho
(m.f.dh)eeg sheego. ld sheegad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sheegasho ↴
eedsheegasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedsheego. eedsheego
eedsheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Godob laga galay sheegasho.
abtirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Qof abtirsiinyadiisa sheegasho. 2. Ku a.: awoowo hore abtirsiinyo ku gelid.
baantookh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Cid ammaan badan oo ay lahayn sheegasho.
cudurdaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Cudurdaar sheegasho.
dansheegasho [m.f.dh]
eeg dansheego. ld dansheegad.
dansheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.
garsheegasho [m.f.dh]
eeg garsheeg.
hifo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
Dhacdo hore ka eed sheegasho.
itaalsheegasho [m.f.dh]
eeg itaalsheego. ld itaalsheegad.