shiica
(m.dh)

(dii.) Dugsi ka mid ah dugsiyada fiqiga islaamka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiica

bashiican [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.

bishiican [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
ld bashiican.

shiici [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
(dii.) Sh. ah: qof nidaamka shiicada raacsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg