shiidaad
(m.dh)ld shiddo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiidaad ↴
shiddo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhibaato; rafaad. ld shiidaad.
shiidaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhibaatayn.
shiidaadin [m.f.dh]
eeg shiidaadi.
shiidaado [m.dh] (-ooyin, m.l)
Kulan la isugu yimaad xus, aroos iwm.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg