shiifow
(m.l)Cudur lo'da ku dhaca oo indhaha iyo afka biyo ka keenaan; cundugul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiifow ↴
dabakarruub [m.l]
Cudur halis ah dhaqso u faafa, lo'da ku dhaca oo leh shuban badan oo dhiig la socdo iyo ilmayn; shiifow; beergooye; beerfur.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg