shiilasho
(m.f.dh)eeg shiilo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiilasho ↴
qalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.
tashiilasho [m.f.dh]
eeg tashiilo. ld tashiilad.
tooro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Bun duban caano, daango iwm ku darasho. 2. Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg