shiimo
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)1. Sh. ah: meel kayn ah. 2. Sh. ah: meel dadka ama xooluhu ku badanyihiin oo buuq badan. ld sheemo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiimo ↴
ceshiimo [m.dh]
1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo. 2. Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.
sheemo [m.dh]
ld shiimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg