shiiqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh shiiqso ↴
mashiiqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Wax la calalinayo dheecan ka nuugid. 2. Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
shiiqsasho [m.f.dh]
eeg shiiqso. ld shiiqsad, shiiqsi.
shiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Xumbo hoos u dhicid. 2. Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg